Press Release Kunya Barrow 2021
Read moreBrig. General Tesfaye Wasaraadda difaaca Itoobiya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay sheegeen in ay ku dileen dagaalka gobalka Tigray ee waqooyiga...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa farxadda dabaal degga la qeyb saday xulka kubadda cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay tartanka Dowlad...
Read moreKulankan xiisaha badan oo ay foodda isku dadareen Naadiyada Ciyaaraha ee iskuulada Galgaduud iyo Ablaal ayaa kama dambeys u ahaa tartan Ciyaareed muddo 15-maalmood ah u socday iskuulada magaalada Dhuusamareeb...
Read moreAMISOM ayaa bilowday tababar ku saabsan ilaalinta ammaanka doorashooyinka oo la siinayo xubno ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo isugu jira heer Federaal iyo kuwo dowlad goboleedyada. Tababarka oo socon...
Read moreHotelka Martisoor oo ku yaala magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo madaxda Dowlad...
Read moreFikirka hal abuurnimo ee da'yarta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysa la oran karaa waa mid muujineysa ifafaale horumarineed oo kusii baahaya dalkeena oo...
Read moreMarxuum Dr. Xasan Cumar Axmed Safiirka Soomaaliya ee dalka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan ayaa isaga oo ku hadlaya magaca Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Malaysia iyo dhammaan Diblomaasiyiinta...
Read moreIskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga . Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu doonayo in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho