Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda oo sheegay in Soomaaliya ay cusbooneysiineyso balanqaadkii ahaa taageerida xuquuqda dadka reer Falastiin
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balaal Maxamed Cusman, ayaa maanta oo Talaado ah ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir ee aan caadiga ahayn,...
Read more











