Wasiir Duraan Faarax oo kala hadlay guddiga Diyaaradaha xayiraadda duulimaad ee Kenya
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii ay Kenya xayirtay duulimaadyada Soomaaliya. Kulanka...
Read more











