Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay saraakisha iyo shacabkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
Wasaaradda Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeysay saraakiisha, askarta iyo shacabkii ku dhintay falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u geystay naftii...
Read more











