Murashax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey heshiiskii caawa
Murashax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa laga gaaray arrimaha amniga Caasimadda, gaar ahaan xalinta rabshadihii ka dhacay Muqdisho. Waxaan soo dhaweynayaa bogaadinayaana heshiiska caawa laga gaaray...
Read more











