Dowladda Hoose ee Xamar oo shaqo ka qabatay dib u furidda isgoyska Miranaayo “SAWIRRO”
Iyada oo la fulinayo amarka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Waaxda Howlaha Guud...
Read more










