Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta...
Read more











