Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku sooxiray shirka Guddiga sare ee mashruuca Somali Urban Resilience Project (SURP II) oo heer Wasiir ah.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galeen Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabelele, Gobolka Banaadir, Wasaaradda qoraheynta iyo Xafiiska Ra’isal Wasaaraha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

kulankan oo sanadkii laba jeer la qaban doono ayaa lagaga wada tashaday horumarinta waddooyinka Magaalooyinka dhexmara, iyadoo lagu qaban doonaa dhammaan maamul goboleedyada dalka si habsami u socodka shaqa iyo ka warqabka mashruuca uu u wanaagsanaado.

Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee maamul goboleedyada dalka ayaa shirka intii uu socday ka soo jeediyey waxyaabaha uga qabsoomay mashruucan.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo sooxiray shirka ayaa u mahadceliyey ka qayb galayaasha shirka iyo dadaalkooda ku aadan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka, waxaa uu sidoo kale xusay muhiimadda uu mashruucan dib u dhiska Waddooyinka degmooyinka u leeyahay Dalka.

Previous Post

Wasaaradda waxbarshada iyo hay’adda CARE oo wadda saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Isbitaal ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Isbitaal ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Isbitaal ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In