Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda waxbarshada iyo hay’adda CARE oo wadda saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda waxbarshada iyo hay’adda CARE oo wadda saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo hay’adda CARE International ayaa kala saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta oo ay ka faa’iideysan doonan 57000 oo ah carruurta Soomaaliyeed ee aan aadin (School) waxbarasho.

Wasaaradda waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacaliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adda CARE Internatonal ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday mashruuca loo yaqaano wax bar carruurtaada (Educate your Children), oo ay is ka kaashanayaan wasaaradda Waxbarshada iyo Hay’adda CARE   kaasi oo kordhin doona tirada ardayda Soomaaliyeed ee aadaya goobaha waxbarshada lana qorsheeyay in lagu kordhiyo carruurta hadda waxbarata tirro gaareysa 57000 oo arday.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Mashruucaan ayaa waxaa wasaaradda waxbarshada u Saxiixay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacaliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Caabi Xasan iyo maamulaha mashaariicada waxbarshada, hurumarinta ee Hay’adda CARE International u qaabilsan Soomaaliya mudane Ibraahim Maxamed Nuur, inta uu socodo mashruucaan ayaa waxaa maalgelinaya Educate a child of Qatar Foundation ee Dowladda Qatar oo soo marsiisay hey’adda CARE International.

Previous Post

Kenya invites the Ambassador of Federal Republic of Somalia to Kenya to come Nairobi and resume his duties

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”

Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In