Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Isbitaal ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Isbitaal ku booqday askar ku dhaawacantay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim oo uu wehliyo Guddoomiye kuc Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa kormeer waxay ku tageen Isbitaalka Guutada 5aad qeybta 27 aad ee Xoogga Dalka ee Gobalka Hiiraan , Waxaana ay mid mid ugu booqdeen isbitaalka Geesiyaal ka Tirsan Xoogga Dalka ,oo ku soo dhaawacmay dagaal argagixisada ay ugu sifeynayeen Deegaanno hoostaga Degmada Buula-burte, halkaas oo jab xoogan lagu gaarsiiyay Maleeshiyada  Argagixisada.

Wasiir kuxXigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa  geesiyaasha Difaaca Qarankooda ku dhaawacmay ku ammaanay sida  naf hurnimada leh ee ay  ugu go’antahay Difaaca dalkooda, Dadkooda iyo Diintooda marna ilaabi doonaan shacabka Soomaaliyeed.
.
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa deegaanno ka tirsan gobalka Hiiraan ka wada howlgallo qorsheysan oo lagu baacsanayo haraadiga argagixisada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud oo soo gabo gabeeyay shir ku saabsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya la beegsadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Gobalka Gedo

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya la beegsadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Gobalka Gedo

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya la beegsadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Gobalka Gedo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In