Wasaaradda Waxbarashada oo hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga sare
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadia ah ee dugsiga sare. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:- Wasaaradda Waxbarashada,...
Read more











