Puntland oo aqbashay ka qeyb galka Shirka Wadatashiga arrimaha Doorashooyinka
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aqbalay ka qaybgalka Shirka wadatashiga Doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu Sabtida ka qabsoomo xarunta Afasiyooni ee ciidamada cirka Soomaaliya. Maamulada Puntland...
Read more











