Hay’adda FAO oo ka digtay Ayax ku soo wajahan Koonfur Soomaaliya
Ayax ku dul hoganaya beero Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo beeraha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan FAO ayaa ka digeysa Ayax lixaad leh oo ku...
Read moreAyax ku dul hoganaya beero Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo beeraha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan FAO ayaa ka digeysa Ayax lixaad leh oo ku...
Read moreSafiirka Itoobiya ee dalka Suudaan ayaa sheegay in dowladda Suudaan ay kala shaqeynayaan sidii loo taageeri lahaa qaxootiga ka cararay Waqooyiga Itoobiya ee Suudaan gaaray. Danjire Yibeltal Aemero wuxuu tilmaamay...
Read moreBooliska magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub iyo banbaanooyin si sharci daro ah lagu heystay . Baaritaano ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada ayey...
Read moreXildhibaan Ubax Tahliil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Xildhibaan Ubax Tahliil...
Read moreThe Prime Minister of Somalia Federal government H.E Mohamed Hussein Rooble has appointed Mohamed Abdirizak Mohamoud Abubakar Minsiter of Foreign Affairs of Federal Government of Somalia. Mr Mohamed Abdirizak the...
Read moreShirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona....
Read moreWareegto ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya loogu magacaabay mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, kaasi oo badali doono Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada...
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland ayaa maanta gaaray degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Ujeeddada socdaalka ayaa qeyb ka...
Read moreWasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxayna ka wada hadleen xal u helida fatahaadaha kusoo noq noqday gobolka Hiiraan. Dardargelinta mashaariicda...
Read moreBaarlaaanka dalka Rwanda ayaa ansixiyay heshiis ay diyaarada Rwanda Air ugu duuleyso shan dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Waaxda duulumaadka Rwanda ayaa sheegtay in qorshahan uu sare u qaadi...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho