Wasaaradda Caafimaadka oo xustay Maalinta Duumada Adduunka “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Munaasabad lagu maamuusayay maalinta Duumada Adduunka. Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Qeybteeda Xakameynta...
Read more











