Dagmada Xarardheere oo lagu qabtay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka
Hay'adda Adeegyada Bani'aadamnimada iyo Horumarinta ee Ileys (IlEYS) ayaa Dagmada Xarardheere ugu soo gabagabeeysay Bulshada Dagmadaasi tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqul insaanka Tababarkaan oo ay fulinayeen Hay'adda adeegyada Beni'aadannimo iyo...
Read more











