Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey
Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Axmed Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay shuruuc muhiim ah oo kala ah:- Shariga Maarreynta Deegaanka, Sharciga Hay'adaha, Sharciga Dhismaha Booliiska...
Read more











