Shirka ka jawaabista abaaraha iyo amni darrada cuntada dalka oo la soo gabagabeeyay
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah oo u dhexeeyay hay’adaha dowladda iyo hay’adaha caalamiga ah. Intii...
Read more











