Wasaaradda Amniga Galmudug oo qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa qabatay tababar ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada iyo kor-u-qaadista doorka Booliska ee adeegga bulshada. Tababarka waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan Ciidanka Booliska iyo...
Read more











