Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka
Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor iyo guutooyinka 7-aad iyo 3-aad ee Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolada Shabeelada Dhexe iyo Shabeelada Hoose. Hawlgalka ayaa ciidanka waxay...
Read more











