Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Dakadaha “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid oo malmahan ku hawlanaa kormeerka ku aadan dardargalinta Howlaha Wasaaradaha ayaa maanta tegay Xarunta Wasaaradda Dakadaha iyo Kaluumeysiga Galmudug. Wasiir kuxigeenka...
Read more











