Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay 20 waddo oo interlock ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha 20-waddo oo interlock oo laga hirgalin doono Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan, iyada oo dhismaha...
Read more











