Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha, “Hagardaamada Aragagixisadu Ma Hakin Doonto Dadaalka Loogu Jiro Nabad Kusoo Dabaalidda Dalkeenna”
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caddeeyay in hagardaamada aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu jiraan nabad ku soo dabaalidda dalka. "Allaha...
Read more











