Madaxweynaha Galmudug Oo Sheegay In Shirka Dhuusamareeb Uu Qabsoomayo Waqtigii Lagu Balamay “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimadda Galmudug kaddib socdaal hawleed oo qaatay labo isbuuc ah oo uu kaga maqnaa deegaannada Galmudug. Wefdiga Madaxweynaha...
Read more











