Wasiirka Qorheynta oo la kulmay hay’adaha Maareynta Masiibooyinka Puntland “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Qorheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Hay’adaha Gar-gaarka Arrimaha Beni’aadanimmada iyo Masiibooyinka Puntland. Kulanka...
Read more











