Taliye ku-xigeenka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Socdaalka Taliye ku-xigeenka booliska oo ay ku wehliyaan saraakiisha cusub...
Read more











