Wasiirka Qorsheynta iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaay Xildhibaanno ka tirsan Dawaladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray Caabudwaaq. Wafdiga Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa markii ay gaareen Caabudwaaq...
Read more











