Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo Asteeyey maalinta macallinka Soomaaliyeed, waxana maanta Xuska maalinta Macallinka Soomaaliyeed ka soo qeyb-galay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...
Read more











