Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona “SAWIRRO”
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona....
Read more











