Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Somaville oo heshiish waxbarashada oo heerka labaad ah la gashay Jaamacad ku taala dalka Bangladesh “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Somaville oo heshiish waxbarashada oo heerka labaad ah la gashay Jaamacad ku taala dalka Bangladesh “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka saree e Jaamacadda Somaville ayaa waxaa lagu soo bandhigayay heshiis waxbarasho oo ah heerka labaad ee Jaamacadda, “Master degree” oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Somaville iyo Jaamacadda United Internatinal University ee wadanka Bangladesh, taasi oo muhiim u ah ardayda Soomaaliyeed ee doonayo in bartaan heerka labaad ee Waxbarashada inay si fudud uga heli karaan Jaamacadda.

Fursadan Waxbarashada ee heerka labaad oo ay kala saxiixdeen labada Jaamacadood ayaa waxa ay qeyb weyn ka qaadaneysaa fududeynta waxbarashada dibadda loo aadi lahaa, waxaana Jaamacadda Somaville ay sameysay qiima dhimis taasi oo aad ugu yar qiimihii horay loogu aadi jiray dalka dibadiisa

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Guddoomiyaha Jaamacadda Somavile Dr Cabdinuur Sheekh Axmed oo ka hadlay muhiimadda ay u leedahay waxbarashada bulshada Soomaaliyeed ayaa u soo jeediyay in ay ka faa’iideystaan fursadan waxbarasho oo ay soo bandhigeen.

“Ujeeddada aan halkan isugu imaanay ayaa waxa ay tahay in aan idiin soo bandhigno fursadan waxbarasho ee heerka Labaad master degree oo ay iska kaashanayaan Jaamacadda Somavile iyo Jaamacadda United International University ee wadanka Bangladesh, waxaana u soo jeedinayaa ardayda Soomaaliyeed inay ka faa’iideystaan fursadan aan u soo bandhignay” ayuu yiri Guddoomiye Cabdinuur.

Maalmihi dambe waxaa dalka ku soo badanayay Jaamacado xiriirka la sameysanaya Jaamacadaha dalka dibadiisa, si ardayda Soomaaliyeed ay uga faa’ideystaan fursado waxbarasho, iyago oo dalkooda Hooyo meel uga bixin.

Previous Post

Xoojinta Nabadgelyada goobaha doorashooyinka loo asteeyay oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bayaan ka soo saaray Doorashooyinka Dalka

Next Post
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bayaan ka soo saaray Doorashooyinka Dalka

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bayaan ka soo saaray Doorashooyinka Dalka

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In