Madaxweynaha Falastiin Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyay Maalinta Xornimada Dalka
Madaxweynaha Falastiin mudane Maxamuud Cabaas, ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faramajo iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyada gobalada Koofureed ee dalka iyo israaca Waqooyi iyo...
Read more











