Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo la kulmay Mr. Brain “SAWIRRO”
Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain. Mas'uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankoodi...
Read more











