Xaalado Cusub Oo CIVID-19 Ah Oo Laga Diiwaan Geliyay Gobalka Banaadir, Jubaland, Puntiland Iyo Koonfur Galbeed “SAWIRRO”
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka...
Read more











