Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed Oo Wadatashi Looga Hadlayey Qabyo-Qoraalka Sharciga Naafada Ku Soo Gabagabaysay Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Kulankan oo muddo sadax maalmood ah ka socanayey magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo gabagabeeyey waxa uuna ku saabsanaa wadatashiga qabya qoraalka Sharciga Naafada Soomaaliyeed, maantana looga hadlayey Wada-tashiga iyo Wacyigalinta...
Read more











