Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada ka wadaan Bakool oo lagu qabtay Xudur “SAWIRRO”
Kulan lagu bogaadinayey guulaha ay gaareen ciidamada xoogga dalka iyo jabka ay u geysteen maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool. Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka, Culimaa'udiinka iyo...
Read more











