Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhabad “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" ayaa maanta lagu soo dhaweeyau deegaanka Dhabad oo hoostaga Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug...
Read more











