Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo meel mariyay miisaaniyadda sanadkan 2020 “SAWIRRO”
Shir aan caadi eheyn oo golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ku yeesheen magaalada caasimada ah ee Jowha ayay ku ansixiyay miisaaniyada 2020, taasi oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Hirshabelle....
Read more










