Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Wafdi ay kala hogaaminayeen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani iyo Mudane Axmed Maxamed Islaam oo gaaray magaalada Dhusamareb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa halkaasi...
Read more











