Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shir-gudoomiyay kulan saddex geesood ah oo ku qabsoomay qaabka muqaal-shireedka Internetka kaasoo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-Eegista...
Read more










