Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed Oo Muhiim U Ah Dalka
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim “Muudey” oo shir guddoomiyay kulanka guud ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ugu horeyn Akhrinta 1-aad...
Read more











