Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Jabuuti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka ayaa looga wada...
Read more











