Madaxweyne Xasan Sheikh oo furay Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirweynaha caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha Soomaaliya, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Read more











