Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta gaaray Degmada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo...
Read more











