Wasiirka Maaliyadda Soomaliya oo soo dhaweeyay go’aannada ka soo baxay hay’adda lacagta adduunka iyo bangiga horumarinta Afrika
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay go’aanada wax ku oolka ah ee ka soo baxay hay’adda...
Read more











