Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley “SAWIRRO”
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu saameeyay fatahaado halkaasi ku dhuftay....
Read more











