Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay Geeriga Axmadeey Abuubakar Al-Camaari
Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fanaanka Axmadeey Abuubakar A-Camaari oo ka tirsanaa Hobollada Qaranka ee Waaberi. War...
Read more











