Midowga Afrika oo soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray arrimaha doorashooyinka
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay heshiiska 25kii August ay Muqdisho ku gaareen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo qeyb ka mid ah...
Read more











