Shirka arrimaha Maaliyadda oo ka furmaya Kismaayo
Shirka arrimaha Maaliyadda oo u dhaxeeya Wasaaradaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wasiirka...
Read more











