Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Madaxweyne Erdoğan Oo Geneva Ku Kulmay
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo...
Read more











