Wasaaradda Boostada oo daah furtay wadatashi ku saabsan qabyo qoraalka siyaadaha Hirarka “SAWIRRO”
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay shir wadatashi ah oo ku saabsan qabyo qoraalka Siyaasadaha Hirarka. Lambarada iyo isku xirka. Shirkan oo...
Read more









