Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Masar uga qeybgalay shirka Nabadda Waarta iyo Horumarinta Africa “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Aswan ee dalka Masar uga qayb galay furitaanka madasha Aswan ee Nabadda iyo horumarka waara oo hindiseheeda...
Read more











